Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Oktoobar, 2021

 

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu gudajiray bishii Oktoobar 2021 kor uga sookacay 91.58, gaarayna 91.71. Isbedelka billaha ah ayaa bishan Oktoobar kordhay 0.15 boqolkiiba, halka bishii ka horaysay ee Sabteembar 2021, uu jiray korar dhan 0.77 boqolkiiba.

TSD OKTOOBAR 2021