Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Nofeembar, 2021

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagugudajiray bishii Nofeembar 2021 kor uga soo kacay 91.71, gaarayna 91.95. Isbedelka billaha ah ayaa bishii Nofeembar kordhay 0.27 boqolkiiba, halka bishii ka horaysay ee Oktoobar 2021, uu jiray korar dhan 0.15 boqolkiiba.

TSD Nofeembar 2021