Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Maarso, 2022

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu guda jiray bishii Maarso 2022, sare uga kacay 94.20 gaadhayna 95.93. Isbedel ka billaha ah ayaa bishii Maarso ahaa kor u kac dhan 1.87 boqolkiiba, halka bishii ka horreysay ee Febraayo 2022 uu jiray hoos u dhac gaadhay -0.03 boqolkiiba.

TSD Maarso 2022