Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Maarso, 2021

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu guda jiray bishii Maarso 2021  kor uga soo kacay 87.79 isagoo gaaray 88.07. Isbedelka biahaan Maarso ayaa ahaa korar dhan 0.32% boqolkiiba, halka bishii ka horeysay ee Feebaraayo 2021  uu jiray  hoos u dhac dhan 0.94 boqolkiiba.

TSD Febaraayo 2021