Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Maajo, 2021

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha
Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu gudajiray bishii Maajo 2021 gaaray 88.85 isagoo ka yimid 88.41. Isbedelka billaha ah ee bisha Maajo ayaa ahaa korar dhan 0.49 boqolkiiba, halka bishii ka horeysay ee Abriil 2021uu jiray korar dhan 0.39 boqolkiiba.

TSD Maajo 2021