Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Luulyo, 2021

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagugudajiray bishii Luulyo 2021 kor uga sookacay 89.29 gaarayna 90.19. Isbedelka billaha ah ee Luulyo ayaa ahaa kor u kac dhan 1.02 boqolkiiba, halka bishii ka horeysay ee Juun 2021, uu jiray korar dhan 0.49 boqolkiiba.

TSD LUULYO 2021