Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha JUUN, 2022

Puntland Consumer price Index monthly report for JUUN 2022

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu guda jiray bishii Juun 2022 kasoo kacay 99.63 gaadhayna 100.73. Sicir bararka billaha ayaa ahaa kor u kac dhan 1.11 boqolkiiba, halka bishii ka horreysay ee Maajo 2022 uu jiray sare u kac gaadhaya 1.33 boqolkiiba.

TSD Juun 2022