Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Juun, 2021

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu gudajiray bishii Juun 2021 kor ugasoo kacay 88.85 gaarayna 89.25. Isbedelka billaha ah ee Juun ayaa ayaa la mid ahaa isbedelka bishii ka horeysay ee Maajo 2021, taasoo uu jiray korar dhan 0.49 boqolkiiba.

TSD Juun 2021