Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Agoosto, 2021

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagugudajiray bishii Agoosto 2021 kor ugasookacay 90.19 gaarayna 90.88 Isbedelka billaha ah ee Agoosto ayaa kor u kacay (0.75 %) halka bishii ka horaysay ee Luulyo 2021, uu jiray korar dhan 1.02 boqolkiiba.

TSD AGOOSTO 2021