Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Abriil, 2022

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu guda jiray bishii Abriil 2022, sare uga kacay 95.93 gaadhayna 98.32. Isbedel bileed ku waxa uu ahaa kor u kac dhan 2.49 boqolkiiba, halka bishii ka horeysay ee Maarso 2022 uu jiray sare u kac gaadhay 1.87 boqolkiiba.

TSD Abriil 2022