Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Abriil, 2021

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu gudajiray bishii Abriil 2021 kor uga soo kacay 88.07 isaga oo gaaray 88.41. Isbedelka bilaha ah ee Abriil ayaa ahaa korar dhan 0.39 boqolkiiba, halka bishii ka horeysay ee Maarso 2021 uu jiray korar dhan 0.32 boqolkiiba.

TSD Abriil 2021