15 Feb Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Janaayo, 2021
Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu guda jiray bishii Janaayo 2021 hoos uga soo dhacay 88.76, halka uu bishii ka horeysay ee Diseembar, 2020 ka ahaa 90.13. Isbedelka bishii dhammaatay ee Janaayo...