Wasiirka Wasaarada Qorshaynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Abdiqfar Elmi Hange ayaa 7 gaari kuwareejiyey wasaaradaha kala ah wasaarada Biyaha, Wasaarada Deegaanka, isbadalka Cimilada, Wasaarada xanaanada Xoolaha iyo Wasaarada Qorshaynta ee Puntland Baabuurtan waxa ay qayb kayihiin mashruuca Biyoole oo uu Maalgalinayo Bankiga Aduunku kaas...

Waaxda Istaatistikada ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah, ayaa manta baahisay warbixinta daraasad lagu qiimeynayey Saameynta Dhaqan dhaaqaale ee Caabuqa COVID-19 ee deegaannada Puntland. Dawladda Puntland ayaa billowgii soo ifbixidda caabuqaan waxay qaaday tallaabooyin lagu xadididayo saameynta caabuqani ku yeelan karo bulshada Puntlaand,...

GAROWE,  December2020 - Ministry of Planning, Economic Development and International Cooperation launches  — Puntland Socio-economic Impact of Covid19 Report 2020. The main objective of the assessment was to understand the socio- economic impact of COVID-19 in order to inform decision makers, to enable them to come up...

Puntland Statistics Department at Ministry of Planning, Economic Development and International Cooperation is releasing the findings of study examined the Knowledge, attitude and practices of IDP communities toward accessing WASH facilities, Child health and nutrition management, education and protection services. This followed after internally displaced communities...

There has never been a more opportune time to ensure Somalis have better access to health, education, sanitation and nutrition. With the voices of Puntlanders from 28,079 households, documented across two phases of The Puntland Health and Demographic Survey (PLHDS), presented in this report, policymakers...