Puntland Department of Statistics (PSD) along the Directorate of National Statistics of FGS participated three-days study Tour workshop on “Quality Management to Statistics of South Africa”. The workshop was held at the Koch – in Johannesburg, South Africa from June 25th -27th, 2019. This workshop was...

Golaha wakiiladda Puntland ayaa manta oo ay taariikhdu ku suntantahay 20/06/2019 meel mariyey Xeerka Istaatistikada Puntland oo ay Golaha wakiilada uso gudbisay  Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Waaxdeeda Istaatistikada. Xeerka Istatistikadu Wuxuu muhiim u yahay  tayeynta soo saarista xogaha muhiimka u ah qorsheynta...