Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay Buugga Sahanka Caafimaadka iyo Arrimaha Bulshada Puntland. Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Putnland oo kaashanaysa Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay’adda UNFPA waxay Soo bandhigtay maanta 29 ka bisha 11aad 2020...