Wasiirka Wasaarada Qorshaynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Abdiqfar Elmi Hange ayaa 7 gaari kuwareejiyey wasaaradaha kala ah wasaarada Biyaha, Wasaarada Deegaanka, isbadalka Cimilada, Wasaarada xanaanada Xoolaha iyo Wasaarada Qorshaynta ee Puntland Baabuurtan waxa ay qayb kayihiin mashruuca Biyoole oo uu Maalgalinayo Bankiga Aduunku kaas...