Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Sabteembar, 2021

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagugudajiray bishii Sabteembar 2021 kor ugasoo kacay 90.88 gaarayna 91.58 Isbedelka billaha ah ayaa bishan Sabteembar kor u kacay 0.77 boqolkiibaa, halka bishii ka horaysay ee Agoosto 2021, uu jiray korar dhan 0.75 boqolkiiba.

TSD SABTEEMBAR 2021