Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Oktoobar, 2020

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha (TSD) qeybahiisa kala-duwan ayaa intii lagu guda jiray bishii Oktoobar 2020 gaaray 89.23 halka uu bishii ka horeysay ee Sebteembar ka ahaa 89.05. Isbedelka bishii dhammaatay ee Oktoobar ayaa ahaa koror  dhan 0.20 boqolkiiba, halka bishii ka horeysay ee Sebteembar  2020 jiray kor u kac  dhan 0.09 boqolkiiba.

TSD Oktoobar 2020