
15 Dec Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Nofeember, 2020
Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha
Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha (TSD) qeybahaheeda kala-duwan ee Suuqyada Puntland ayaa intii lagu guda jiray bishii Nofeembar 2020 gaaray 89.55 halka uu bishii ka horeysay ee Oktoobar ka ahaa 89.23. Isbedelka bishii dhammaatay ee Nofeembar ayaa ahaa koror dhan 0.36 boqolkiiba, halka bishii ka horeysay ee Octoobar 2020 uu jiray kor u kac dhan 0.20 boqolkiiba.