Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Maarso, 2020

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha (TSD) qeybaheeda kala-duwan ayaa intii lagu guda jiray Maarso2020 gaaray 86.28 marka la barbarddhigo Bishii Febraayo  2020 oo uu ahaa 85.36. Isbeddelka billaha ah ee Maarso 2020 ayaa ah koror dhan 1.07 boqolkiiba, halka uu bishii ka horeysay ee Febraayo  2020 ka ahaa 0.54 boqolkiiba.

Qaybaha badeecadaha ee sicirkoodu bishaan sida xoogan u siyaaday marka loo eego qeybaha kale  ayaa kala ah: Makhaayadaha &Hoteeladda(4.97%), Dharka iyo Kabaha (2.67%), Cuntada iyo cabitaanadda (1.51%).  badeecaha iyo alaabta isku jirka ah (1.26%), Tubaakada iyo Jaadka (0.91%). Dhinaca kale, hoos u dhac ku yimid sicirka: Agabka dhaqanka iyo Madadaalada (-0.19%).

Tirooyinka ugu muhiimsan dhaq-dhaqaaqyada Maarso 2020 iyada oo laga eeegayo hanaanka kala soocida badeecadaha

wdt_ID Hanaanka caalamiga ah ee kala soocida badeecadaha (COICOP) Maarso-19 Tusaha Febraayo-19 Tusaha Maarso-20 Tusaha Febraayo-20 to Maarso-20 (Bile) % Isbedelka Maarso-19 to Maarso-20 (Sanadle) % Isbedelka
1 TSD ee dhaman qaybaha badeecadaha 80.70 85.36 86.28 1.07 6.91
2 Cunada iyo Cabitaanada 79.65 82.33 83.57 1.51 4.92
3 Mukhaadiradka (tubakada, jaadka iyo sigaarka) 78.74 92.24 93.08 0.91 18.21
4 Dharka iyo Kabaha 78.30 88.12 90.46 2.67 15.53
5 Kirada guryaha, Biyaha, Korontda, Gaas iyo Shidaalada kale 79.37 86.83 86.89 0.06 9.47
6 Agabka Guryaha iyo Dayactirka 83.96 88.54 88.85 0.36 5.83
7 Caafimaadka 77.71 83.52 83.70 0.22 7.71
8 Gaadiidka 87.29 91.13 91.31 0.20 4.61
9 Isgaarsiinta 85.61 87.52 87.55 0.03 2.24
10 Dhaqanka iyo Madadaalada 92.10 102.37 102.18 -0.19 10.94
Hanaanka caalamiga ah ee kala soocida badeecadaha (COICOP) Maarso-19 Tusaha Febraayo-19 Tusaha Maarso-20 Tusaha Febraayo-20 to Maarso-20 (Bile) % Isbedelka Maarso-19 to Maarso-20 (Sanadle) % Isbedelka

TSD Maarso 2020