Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Luuliyo, 2020

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha (TSD) qeybahiisa kala-duwan ayaa intii lagu guda jiray bishii Luuliyo 2020 ayaa kaso kacay 88.32 gaarayns 89.64. Isbedelka bishii Luuliyo ayaa ah koror dhan 1.51 boqolkiiba, halka bishii ka horeysay ee Juun 2020 ka ahaa koror dhan 0.24 boqolkiiba.

TSD Luuliyo 2020