Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Juun, 2020

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha (TSD) qeybahiisa kala-duwan ayaa intii lagu guda jiray bishii Juun 2020 wuxuu kaso kacay 88.11isaga oo gaaray 88.32. Isbedelka bishii Juun ayaa ah koror dhan 0.24 boqolkiiba, halka uu bishii ka horeysay ee Maajo 2020 uu ka ahaa koror dhan 0.51 boqolkiiba.

TSD JUUN 2020