Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Janaayo, 2022

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu guda jiray bishii koowaad ee sanadka 2022 kor uga soo kacay 93.95 gaadhay na 94.20. Isbedel ka bilaha ah ayaa bishii koowaad kordhay 1.12 boqolkiiba, halka bishii ka horreysay ee labo iyo tobnaad ee sannadkii ee 2021 uu jiray korar dhan 1.30 boqolkiiba.

TSD Janaayo 2022