Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Febaraayo, 2022

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu guda jiray bishii Febaraayo 2022, hoos uga dhacay 94.20 gaadhayna 94.17. Isbedel ka billaha ah ayaa bishii Febaraayo ahaa hoos u dhac gaaraya -0.03 boqolkiiba, halka bishii ka horreysay ee Janaayo 2022 uu jiray korar dhan 1.12 boqolkiiba.

TSD Febaraayo 2022