Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Diseembar, 2021

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha Suuqyada Puntland (TSD) ayaa intii lagu gudajiray bishii Diseembar 2021 kor uga soo kacay 91.95, gaarayna 93.15. Isbedelka billaha ah ayaa bishii Diseembar kordhay 1.30 boqolkiiba, halka bishii ka horaysay ee Nofeembar 2021, uu jiray korar dhan 0.27 boqolkiiba.

TSD DISEEMBAR 2021