15 Jan Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Diseembar, 2020
Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha
Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha (TSD) qeybahaheeda kala-duwan ee Suuqyada Puntland ayaa intii lagu guda jiray bishii Diseembar 2020 gaaray 90.13, halka uu bishii ka horeysay ee Nofeembar ka ahaa 89.57. Isbedelka bishii dhammaatay ee Diseembar ayaa ahaa koror dhan 0.63 boqolkiiba, halka bishii ka horeysay ee Octoobar 2020 uu jiray kor u kac dhan 0.38 boqolkiiba.