Tusaha Sicirka Dambiisha Ee Bisha Agoosto, 2020

Dhaqdhaqaaqa Billaha ee Tusaha Sicirka Adeegga Dambiisha

Tusaha Guud ee Sicirka Adeegga Dambiisha (TSD) qeybahiisa kala-duwan ayaa intii lagu guda jiray bishii Agoosto 2020 hoos ugu soo dhacay 88.97 halka uu bishii Luuliya ka ahaa 89.64. Isbedelka bishii dhammaatay ee Agoosto ayaa ahaa hoos u dhac dhan -0.75 boqolkiiba, halka bishii ka horeysay ee Luuliyo 2020 jiray korar dhan 1.51 boqolkiiba.

TSD Agoosto 2020