Muuqaalka saboolnimada Soomaaliya 2016 : xoqta laqa helay heerka 1-aad ee sahanka saree ee Soomaaliya Dul maris ku aadan fulinta  1. Soomaaliya  waxay  ka  soo  kabanaysaa  25  sano  oo  deganaan  la’aan  siyaasadeed  iyo  dhibaato dhaqaale  laakiin  waxaa  adag  maqnaanshaha  xogta  cadaynaysa  aasaaska  qorshaynta.  Dagaaladda sokeeye  iyo  isku  dhacyada  soo  bilowday  1991  waxay  kala ...