Qodobka 1-aad Magaca Xeerka (1)Xeerkan waxaa lagu magacaabaa Xeerka Tira-koobka Puntland. (2)Waa xeer ku saabsan ururinta, iskuduwidda, soo-dheegida, soo-saaaridda iyo shaacinta Tira-koobka rasmiga ah iyo arrimaha la xiriira (3) Awoodda Xeerkani waxay ku baahsan tahay dhulka Puntland oo dhan wuxuna khuseeyaa tira-koobta Dowladda Puntland. Xeerka Istaatistikada 2019 ...

Chapter I: Preliminary and General Article 1 The act (1) This Act may be cited as the Statistics Act of Puntland, 2019 (2) This act is for the collection, compilation, extraction, analysis, production and dissemination of official statistics and for related matters. (3) This act is only...

Wasaaradda Qorshaynta, Horumarint Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland waxay DFS, dawladaha Xubinta ka ah iyo bahwadaagtooda  la wadaagaysaa farxadda daahfurka iyo shaacinta Warbixinta Sahanka Caafimaadka iyo Macluumadka Arrimaha bulshada Soomaaliyeed.  Taariikhda  Soomaaliya, waa markii 1aad oo sahanka noocaana la qabto, warbixintaannna lasoo saaro. Warbixin qoraalleedka sahankani wuxuu xambaarsan yahay...

Hordhac Waaxda Istaatistikada Puntland oo ah waax ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, horumarinta dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay ku hawlanayd soo-saarista qiyaasta waxsoosaarka gudaha Puntland ee sanadadii (2012-2018), hawshaan oo mudo hakad ugu jirtay sababo la xiriira turxaan bixinta cillado farsamo...