Hordhac Waaxda Istaatistikada Puntland oo ah waax ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, horumarinta dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay ku hawlanayd soo-saarista qiyaasta waxsoosaarka gudaha Puntland ee sanadadii (2012-2018), hawshaan oo mudo hakad ugu jirtay sababo la xiriira turxaan bixinta cillado farsamo...